Baarlamaanka Denmark oo ansixiyey sharci ka nixiyey dadka Magangelyo doonka ah

Baarlamanka Denmark ayaa ansixiyey sharci waaxda socdaalka u oggolaanaya inay dalalkooda u musaafurin karto dadka magangelyo-doonka ee ku sugan dalkooda, kuwaasoo ka yimid waddamada ka baxsan Yurub. Hay’adaha u dooda dadka qaxootiga ah iyo kuwa Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay in Copenhagen ay laasho xeerarkaas. Xeerkan waxaa riixayey xisbiga diidan dadaka magangaliyo doonka ah Megen … Continue reading Baarlamaanka Denmark oo ansixiyey sharci ka nixiyey dadka Magangelyo doonka ah